Xarun ay laheyd Shirkadda Hormuud oo la gubay (Daawo Sawirada)

Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda Kenya ayaa mar kale gubay xarun ay laheyd Shirkadda Isgaarsiinta Soomaaliyeed ee Hormuud. Ciidamadaan ka tirsan kuwa Kenya oo kasoo tallaabay xadka ay wadaagaan Soomaaliya iyo Kenya ayaa Xalay qaraxyo loo adeegsaday Miinooyin ku burburiyey xaruntii Shirkadda Hormuud ee Tuulada Calibuley oo 30KM dhanka waqooyi uga beegan Degmada Dhoobley ee … Continue reading Xarun ay laheyd Shirkadda Hormuud oo la gubay (Daawo Sawirada)